Our History

Maarso 23

Guddoomiye Inslee ayaa ku dhawaaqay amarka “Guriga Joog, Caafimaad Ahow”

01
02

Abriil

Jeegaga gargaarka ayaa bilaabmay inay u imaadaan qoysaska laakin waxaa laga reebay boqolaal kun qof oo kunool Washington sabab la xiriirto xaaladooda soogalooti.

Abriil 8

Isbaheysiga Riyada Washington iyo jaalalkooda waxay bilaabeen Deeqda Gargaarka Degdega COVID-19, oo aruuriyay in ka badan $6.2M ee loogu tallogalay soogalootiga sharci la’aanta ah

03
04

Abriil 30

Isbaheyga Deeqda Gaargaarka Soogalootiga Washington ee COVID-19 ayaa loo aasaasay inay riixaan deeq gargaarka oo Gobolku bixiyo.

Maajo

Shaqaalaha beeraha waxay ku banaanbaxeen Yakima si ay u muujiyaan xaaladaha shaqada COVID-19

05
06

Juun 18

Guddoomiye Inslee wuxuu qabtay shir saxaafadeed asaga oo ay la jiraan Isbaheysiga Riyada Washington iyo xubnaha Xulufada Tirikoobka Washington

Juun 23

Guddoomiye Inslee wuxuu ku dhawaaqay balanqaadka deeqda gargaarka soogalootiga sharci la’aanta ah

07
08

Agoosto 10

Guddoomiye Inslee wuxuu ku dhawaaqay deeq $40 milyan ah

Oktoobar 21

Deeqda Gaargaarka Soogalootiga Washington ee COVID-19 ayaa la daah furay.

09
Washington COVID-19 Immigrant Relief Fund
Contact Us
Supported and funded by the Washington State Department of Social and Health Services