Wacyigelinta jaalka

Adiga iyo hay’adaada waxaad door ka ciyaari kartaan faafinta farriinta ku saabsan Deeqda Gaargaarka Soogalootiga Washington ee COVID-19.

Hoos waxaad ka heleysaa aalado kala duwan iyo qoraalo, oo ay ku jiraan qalab dhameystiran oo leh fariimaha la soo jeediyay, boorarka, warqadaha xayeesiiska, iyo kuwa kale. Ka dajiso, daabac, oo badel iyaga si ay u buuxiyaan baahiyada hay'adaada.

Haddii aad qabtid su’aalo, ama aad jeclaan laheyd inaad taageerto faafinta farriinta, fadlan la xiriir: eprobus@pyramidcommunications.com

Aaladaha farriimaha

Qoraalada baraha bulshada

Boorar

Boorar (ku naqshadee loogada iyo talefan nambarka)

Bashqad 

Bashqad (ku naqshadee loogada iyo talefan nambarka)

Waraaqaha xayeysiiska mobileka loogu talagalay

Waraaqaha xayeysiiska mobile ka loogu talagalay (ku naqshadee loogada iyo talefan nambarka)

Waraaqaha xayeysiiska la dabacayo

Waraaqaha xayeysiiska la dabacayo (ku naqshadee loogada iyo talefan nambarka)

Washington COVID-19 Immigrant Relief Fund
Contact Us
Supported and funded by the Washington State Department of Social and Health Services